Tababarka dumarka / training of womwn

dumarka magaalada

  • dumarka magaalada waxay u badan yihiin qaar wax aqriya,

  • madama mudadii wadanka lagu soo laabtay , ka jirtay wax barasho haba yaraatee ,

  • waxaanay u badan yihiin dumar xaasas ah, gurigooda iyo caruurtoda la jooga,

  • ama shaqaale ah dawlada ama si gaar ah.

Dumarka miyiga

  • Dumarka baadiyaha waa qaar aan waxna qorin waxna akhriyin .

  • qaar aan dhaqaale ragoodub haysan , kaliya muruqmssla ,

  • waxay dumarkaasi la shaqeeyaan raga xaga xoolaha oo ay ilaaliyaan ama beeraha oo ay la falaan.

  • maaha dumar ragoodu daryeelaan oo shaqooyinka badan ka ilaaliyaan

  • waadad dhaqaalahoodu ka hooseeyo 3 dollar maalintii reerka dhan, intooda badan

  • bishii neef ay iibgeeyaan ayay raashin siistaan.

  • waadadka ugu badan ee xanuunka tiinbaydu ku dhacdo

women of the city

Rural Women

  • Urban women are mostly education

  • since the time returned to the country , there was little education .

  • they are mostly vulnerable women , with their home and children

  • they are public or private employee

Dumarka baadiyaha noloshooda

qoryaha cuntada lagu kariyo

  • nolosha dumarka miyigu waa mid adag , gabadhu way dhaaminaysaa biyaha , iyadoo madaxa ama dhabarka ku qaadaysa.

  • , caruurtibay ilaalinaysaa

  • waxaa sabab u ah , madama ninkii geeli ama xoolihii ka xeeyay caruurtina u baahan tahay biyo ama cunto , waa in ay iyadii hawshii isku wadao, waxaana haboon cidkasta oo caawin karta dadka reer miyiga ah in ay caawiso

  • reer miyiga waxaa sabab u ah in ay shaqooyin adag qabtaan , waa dad xoolo dhaqanaya markasta guur guuraya oo xoolaha la raba meel ay wax ka cunaan .

  • Dumarka baadiyuhuu waxay xaabada ka soo gurtaan goobaha adhiga ku raacaan , ama meelo ka fog.

  • waxay culayskaa xabada soo sidaan masaafo fog, taasi oo laga yaabo in ay ilo xanbaarsan tahay , ama ay uur leedahay.

  • xiligaa ay qoryaha xabada keento waxay dib ugu karisaa cuntada waxaa laga yaabaa in qoryahasi , ka qoyan yihiin hoosta , oo aanay hore u baxaynin., taasi oo laga yaabo in caruurtu ka seexato.

  • waxaa loo baahan yahay in dumarkaa loo gurmado si dhibaatada ay uga baxeen.

Dhiska aqal somaliga

  • Dhisida aqal somaliga waxaa inta badan dhisa dumarka , kuwaasi oo dhibaato badan kala kulma , waxaa laga yaabaa gabadhaasi in ay reerkaba kaligeed joogto wax dumar ah, aqalkaa dhana uu sugayo in ay dhisto ,

  • waxaa kaloo jirta ax yaabaha uu ka kooban yahay dumarka ayaa sameeya , marka hore .

  • madama aduunyado horumartay , waxaa haboon in dumarkaa ,, loo gurmado wax badana lala qabto si hawsha fara badan uga yaraato..